📢🔥 OGEYSIIS 📢🔥 || SDC_JRP LIVELIHOOD SKILLS TRAINING INTAKE 2025
Waxaa dhammaan dadwaynaha ku nool degmooyinka Galdogob iyo Bursaalax la ogaysiinayaa in dugsiyada farsamada gacanta ee Galdogob iyo Bursaalax Livelihood Skills Center uu qaadanayo arday cusub oo baranaya xirfado muhiim ah muddo lix billood. Ardayda cusub waxay wax ku baranayaan lacag la’aan ayagoo qayb ka ah mashruuca Xalka Waara ee JRP, oo ay fulinayso hay’adda […]
📢🔥 OGEYSIIS 📢🔥 || SDC_JRP LIVELIHOOD SKILLS TRAINING INTAKE 2025 Read More »